Heesta Turxaan - Lyrics
Taniixan wey hanwee sidii dheh
Gayaan uu tisqaadayeene sidii dheh
Raguna ugu tahliilayeen sidii dheh
2x
Tudhaalaha caashaquna
Muxuu ku tamariyaa
Turxaano laga jiree
Turxaano laga jiree
2x
Ka garay labo gacmood
Ka guladay wada jirkood
Ka garay labo gacmood
Ka guladay wada jirkood
Dadkooda u muujiyaan
Jacaylkeenuna tabtaa
Wanaag ku taabo galo
2x
Markay dugi kuu dhashee sidii dheh
Rajada kaa fiirisaa sidii dheh
Hashii dooja aad nacdaa sidii dheh
2x
Tudhaalaha caashaquna
Muxuu ku tamariyaa
Turxaano laga jiree
Turxaano laga jiree
2x
Siday gobi talo haboon
Wanaag gacaltooyashaa
Siday gobi talo haboon
Wanaag gacaltooyashaa
Sooyaal ugu Soo daxday
Jacaylkeenuna tabtaa
Wanaag ha ku taabo galo
2x