Heesta Xalay - Lyrics
Xalaybaan hurdada
U hawaawiyoon
U hawaawiyoon
2x
Hoy raaxo badan
Heboloon jeclaa
Ubad ugu hayoon
Ubad ugu hayoon
Maantana maantana
Guushaan hantiyey
2x
Guushaan hantiyey
U haraadniyee
Guushaan hantiyey
U haraadniyee
Hinqateyee allahayoow
Hubaal hubaal iiga yeel
Hinqateyee alloow
Hubaal iiga yeel
Hinqateyee alloow
Hubaal iiga yeel
Xalaybaan hurdada
U haloosiyoon
U haloosiyoon
2x
Hoodiyo nasiib
Ii hiiliyoo i hiiliyoo
Heer sare noqdoon
Maantana maantana
Guushaan hantiyey
2x
Guushaan hantiyey
U haraadniyee
Guushaan hantiyey
U haraadniyee
Hinqateyee allahayoow
Hubaal hubaal iiga yeel
Hinqateyee alloow
Hubaal iiga yeel
Hinqateyee alloow
Hubaal iiga yeel