VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yamarug - Lyrics

Kaliishii iga yibladay Markuu ugu Soo yabyabo Wuxuu ku Yabaal baxaa Yamaaruga yamaaruga hawd ka baxa 2x Jacaylku mug yaala yalxada Surmiga yoomo yoomo Yur ku idhaa kaligii cidlada 2x Axdiina uu yeel ka galay Waxaad u yaboohisaa Nasiibkii Soo yabyabay 2x Hayaan jiilaal yabqamey Yagleelka halkuu ku furo Haday doolimay ugaadh Tusmoyurug tusmoyurug daaqayey 2x Jacaylku mug yaala yalxada Surmiga yoomo yoomo Cadaawo ku yee ka jaray 2x Yagleesha ugu haboon Waxaad u yaboohisaa Nasiibkii Soo yabyabay 2x
Queue is empty
-- / --