Heesta Yayaynu kala tagin - Lyrics
badiyaha aqoontiyo
naftu kay tabaysoo
anigaba dartaabu
caashaqu i taabo
waaban kugu tasoobay
ila tan iyo waagi
jacayl igu talaalma
igu sii tarmaaye
talo waxad ku goyn laha
hadaan diirka noloshiyo
ayahaynu taagne
ayaynu kala tagin
kii jacaylkiyo
ku salaam wanaago
tusmadiyo aqoontaba
kii lagu talaale
ragba aan fogeyne
ila tan iyo waagi
jacayl igu talaalma
igu sii tarmaaye
talo waxan ku goyn laha
hadaan diirka noloshiyo
ayahaynu taagne
ayaynu kala tagin