VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta suleeqo - Lyrics

dhaaxaan suleeqaay Cirkoo sayma roobliyo barwaaqada sugaayee dhaaxaan suleeqaay Sahashaday jacaylkoo Sawdkaaga aaminay Adna aad i saluugtoo Iga socatay maantee Aan sugo dharaarahan Samirkiyo dulqaadkii wax dhanbaa suleeqaay saableeyda uurkiyo sanbabaha ku seexshay wax dhambaan suleeqaay nafta seeto adag iyo ku silaayay geed adag Adna aad isaluugtoo Iga socotay maantee bal aan sugo dharaarahan Samirkiyo dulqaadkii
Queue is empty
-- / --