VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Istiraaf - Lyrics

Sareerada aduunyaa Nin waliba sadkiisiyo Wuxuu saaka Cunay iyo Sahan dambe Wuxuu mudan Saatir baa saxeexoo Waa horuu sal gooyee Ana saamigaygii Rabi waa isiiyoo Waxaan sugayay Waan helay Somalilaan guul Ictiraaf sal waynoo Horu mar aan saqiirayn Sahay loogu qaatee Sabadii dhulkaygiyo Seerihii dalkoo idil Samo lagu dhaqmaa iyo Sokeeyiyo xigaalkana Seer ma waydo curatoo Sadka dhalay ku maalnoo Sumcadoodii quruxdiyo Waa astaantii qarankee Soomaalilaan Ka simantahay
Queue is empty
-- / --