VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sahal dhaqaaq - Lyrics

naf jacayl sadkeed yahay samaha kuma nagaatoo samirna uma muuqdee sanbabada jidhkaygiyo seediyo halbawlaha adigaa ku suganoo si xun u dagay ha iga sahal dhaqaaqine soo noqo maruunoo sidan si iigu dhaan naf jacayl sasabaayoo so dhawayn kaa sugayso su aaluhu ku badanyihiin saablayda hoosiyo xididada ku seeranee wadnaha dhiiga siiyaa aad sumaysay adiguye
Queue is empty
-- / --