gamaan ka habaabiskaan urartoo
dhaxaa ku haboobey inaan dhashoo
horaan uga dhaartey
ionan abal lee
ku dhaafayee
waad isso dhufatoo
dhooshaad ka qoslaysay
nbaan la dhacoo
dhul yahy dhaban kaagu
dheeman miyaa
hadaan dhamideen
isdhiibi lahaa
kolay dhex yareey
nin dhoof kamidoo
dhaqaale sitaa
dhufays ku jiroo
dhankiisa bilee usii jidataa
sidii dhabi baad \
u dhiibsan tahooo
dhaayaha kugu yaal
qayrkaa malooo
cadceed dhaceysaa
la dhaacaan taheee
dhalaalkana dhayda
waad u eegtoo
dhamays yahy
maankii baad dhuratoo
dhashii nabi yuusuf
baad udhowdahee

Exit mobile version