hadaan geeyooy adigaa
hadaan gacalow adigaa
geeraar iyo
timaha laba gar garlee
midab ka adhiyo hadhlaa
afkoo xubin la gu sargooyey
midabkaba goo gutuutey
adoo hanaay wiil gagtaa
adoo helay
gayiga dhulka oo xora
iyo calanka guudkeena saaraa
labadaa gacaloo heshiiyey
gudoon gacmaahaa la xaashey
ducaan galbis kaaga dhigay
adaa geenyo oo jaceylka
amaan ta aar uhelay

Exit mobile version