iihifaan aabow
kama hadhin anoo yar
halgan kiyo maansada
sowtaan hore u idhi
tolaan la aaneey
inta iiga jirtoo
reer hargeysaadow
halka iga jirtaabaan
dhaxantu iga haysaan
hadowtaan waxan fali
sowkii hore u yidhi
gacantayda udile
oo ay duarku gambo cad
soo xidhaan
gabeyu waad deer
hinqadey dadkeygii
ma booqeen
hadhowtana waxay tari
hal qabsigaaa ku tola
oo aan gaalmadow
herer ku diriro

Exit mobile version