caashaqii maanta sidey
haduu maanta i galay
xuubka caano lee
maraadkiyo haanaadlkaba
maseeyaa haduu maanta igalay
halyeygii muxibada jaceylkiyo
kumaray dagaalkee
madadaal sar liyo
maaweelo goodle
naaxii abwaanada
xilkii baan kuleeyahy
dhulkii aan ku dhashey
codkii malabku cawriyey
jidhaka maaxin jirey
maqal raaca saacadeed
kuusonow awgaa
heestii guubada madey
cirku meeri jirey
hadaladii macaanaa

Exit mobile version