Heesta Ambiyo - Lyrics
Nafta aramidaa hogaamisoo
waxa uurka gubay
waa aamuskee
ma adkeeysibaa
Hufnaan looga dhigay
ilintiyo huqdiyo
ololaha jaceeyl
ma aawadaa baan
baan uqaaday ubaxii
taan eegayaay
Ambiyeey walaal
alif iyo kun jeer
naf ku aamintaa
ubax kuu sidee
ubax kuu sidee
ilo biyeeysan iyo
ufo iyo xareed
eegaan lahaa
qalbi ooman baa
kuu ololaayee!!