VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Anagoon Kala Fududaan - Lyrics

Fardawsaay doonidaada Anigaa ka faaleyn karoo Iga faadilahaasidee 2x Ha igu celin fakhrinimada Dibjiriyo waxaan tidhaheeda Ha iga fogaan waligaa 2x Inagoon kal fogeyn Angoon kala fogayn Angoon kala fogayn Angoon kala fogayn Adigaa nagaba faa,idee Anagoon kala fududaan Anagoon kala fududaan Anagoon kala fududaan Anagoon kala fududaan Adigaa nagaba faa,idee Ma fiicnee waa la iska Fiiqaa Fardawsaay walaal Adigaa seedi fursaan 2x Faqoirnimada fikiriyo Waxaan filanayn Ha iga fogaan waligaa 2x Inagoon kal fogeyn Angoon kala fogayn Angoon kala fogayn Angoon kala fogayn Adigaa nagaba faa,idee Anagoon kala fududaan Anagoon kala fududaan Anagoon kala fududaan Anagoon kala fududaan Adigaa nagaba faa,idee 2x
Queue is empty
-- / --