Ubaxii jacaylka
Adaa iga istaahila
Amaan iyo bogaadin
Hoo Iga hoo
2x
Axdiiyoo xalaashii
Waalidkeed asluubtiyo
Anshaxiyo edaab baray
2x
Ooridii mar ku noqotaa
Alayliyo alayliyo
Ayaa ayaan iyadna diblee
2x
Ida iyo iblaysyadee
Isku aragtin weeyaan
Uu arkaaya uu arkaaya
Uu la dhacaa
2x
Iliiliyoo bar xooloo
Intuu aaran soo furay
Dhibta kagu ilaawo
lagu oon baxaayee
2x
Ayaad iiga dhigantoo
Eegmada jaleecada
Taad u roortee
2x
Ooridii mar ku noqotaa
Alayliyo alayliyo
Ayaa ayaan iyadna diblee
2x
Ida iyo iblaysyadee
Isku aragtin weeyaan
Uu arkaaya uu arkaaya
Uu la dhacaa
2x

Exit mobile version