VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dayax - Lyrics

Deeqa daawashadguud day shaniyotobaniyo Daruur hoortay weeyaan Timaheedu waa dahab marka dabarka loo furo Wada dahab gabigood daauuskay quruxdiyo Daymada wadaagaan Deeqa daawashada guud durdur aan gudhayniyo Dix biyuhu jeexoo duurjoogta cawshiyo Deerada kulooshiyo uboxoo dilaacaad Daymadooda leedahay Dabcigiyo aqoontaa dUmar lagu xushaayoo shay doora weeyoo haahaa Deeqlaha illaahay dadka uu waxsiiyee Dabnaheedan hadalkiyo ma haqaano Deel qaaf Waligeed dabuub ruux ismaydan daba marin Kolay deeqday dariskiyo dad intay la dhaqantay Waxa doogsimaad hela dadab kii ku noystee Dookheeduna raacay
Queue is empty
-- / --