Heesta Dhalinyaro - Lyrics
Wakhtiyoo dhibaatada
Dhalinyaroo intaan ahay
Wakhtiyoo dhibaatada
Dhalinyaroo intaan ahay
Ha ii soo dhaweyninee
Waxan ii dhamaynayan
Sharaftaydan dhawray
Ha ii soo dhaweyninee
Waxan ii dhamaynayan
Sharaftaydan dhawray
Dhagaha iyo aragabaa
Ka dheeray akteydaa
Wakhtiyoo dhul lumasoon
Wakhtiyoo dhul lumasoon
Wabiyaal oon is dhaafin
Wabiyaal oon is dhaafin
Beeraha dhexdoodee
Dhirtu ubax la,aan
Wakhtiyoo dhul lumasoon
Wakhtiyoo dhul lumasoon
Wabiyaal oon is dhaafin
Wabiyaal oon is dhaafin
Beeraha dhexdoodee
Dhirtu ubax la,aan
Dhaa oo doonayn
Dhalinyaro intaan ahay
Dhaa oo doonayn
Dhalinyaro intaan ahay
Dhaa oo doonayn
Dhalinyaro intaan ahay
Dhagaha iyo aragabaa
Ka dheeray akteydaa
Dhaa oo doonayn
Dhalinyaro intaan ahay
Dhaa oo doonayn
Dhalinyaro intaan ahay
Dhaa oo doonayn
Dhalinyaro intaan ahay
Dhagaha iyo aragabaa
Ka dheeray akteydaa
Wakhtiyoo la dhaqan dumar
Wakhtiyoo la dhaqan dumar
Lama dhaafi karayee
Lama dhaafi karayee
Balanteena caashaqa
Dhabad kama daraada
Wakhtiyoo la dhaqan dumar
Wakhtiyoo la dhaqan dumar
Lama dhaafi karayee
Lama dhaafi karayee
Balanteena caashaqa
Dhabad kama daraada
Dhaqankaan ku noolahay
Dhalinyaro intaan ahay
Dhaqankaan ku noolahay
Dhalinyaro intaan ahay
Dhaqankaan ku noolahay
Dhalinyaro intaan ahay
Dhagaha iyo aragabaa
Ka dheeray akteydaa
Dhaqankaan ku noolahay
Dhalinyaro intaan ahay
Dhaqankaan ku noolahay
Dhalinyaro intaan ahay
Dhaqankaan ku noolahay
Dhalinyaro intaan ahay
Dhagaha iyo aragabaa
Ka dheeray akteydaa
Wakhtiyoo dhismaha guud
Wakhtiyoo dhismaha guud
Dawladaha aan dhaliilnoo
Dawladaha aan dhaliilnoo
Dhibaatada intaa dheer
Gabadh qabin karaa
Wakhtiyoo dhismaha guud
Wakhtiyoo dhismaha guud
Dawladaha aan dhaliilnoo
Dawladaha aan dhaliilnoo
Dhibaatada intaa dheer
Gabadh qabin karaa
Dhug dhaashee diintee
Arimaha aan kuu dhigay
Dhalinyaro intaan nahay
Dhug dhaashee diintee
Arimaha aan kuu dhigay
Dhalinyaro intaan nahay
Dhug dhaashee diintee
Arimaha aan kuu dhigay
Dhalinyaro intaan nahay
Dhagaha iyo aragabaa
Ka dheeray akteydaa
Dhug dhaashee diintee
Arimaha aan kuu dhigay
Dhalinyaro intaan nahay
Arimaha aan kuu dhigay
Dhug dhaashee diintee
Arimaha aan kuu dhigay
Dhalinyaro intaan nahay
Dhagaha iyo aragabaa
Ka dheeray akteydaa