hibooy anba haa ku haybinaaye inaabti baagi haweentaaye
haraad nin qaba biyo ma kudhee maxa soo hagaagaye
ugbaad la waada cishqigani i hayaa kadeed un jaadha dawadiisaaye