Heesta Intisaar - Lyrics
Hood iyo nasiib iyoo
Dhibaa la isku dhaafee
Halkay laabtu doontiyo
Mahantii jacaylkii
Hood iyo nasiib iyoo
Dhibaa la isku dhaafee
Halkay laabtu doontiyo
Mahantii jacaylkii
Hablaha fiican ka doortee
Gayigee igu raacaa
Hablaha fiican ka doortee
Gayigee igu raacaa
Hablaha fiican ka doortee
Gayigee igu raacaa
Hablaha fiican ka doortee
Gayigee igu raacaa
Hindisaar kalgacalkii
Aan kuu horseeday
Adna maad daleenee
Hindisaar kalgacalkii
Aan kuu horseeday
Adna maad daleenee
Waatii aan ir doogliyoo
U hadhaynay
U hadhaynay ubaxee
Hodha xiisee taagnee
Hoy dalkiisii sugaynee
Waatii aan ir doogliyoo
U hadhaynay
U hadhaynay ubaxee
Hodha xiisee taagnee
Hoy dalkiisii sugaynee
Wey inoo hagaagtee
Rabi ha ina siiyo
Ubad hooda leh oo wacan
Wey idiin haagaagtee
Rabi ha idin siiyo
Ubad hooda leh oo wacan
Wey inoo hagaagtee
Rabi ha ina siiyo
Ubad hooda leh oo wacan
Wey idiin haagaagtee
Rabi ha idin siiyo
Ubad hooda leh oo wacan
Hablaha fiican ka doortee
Gayigee igu raacaa
Hablaha fiican ka doortee
Gayigee igu raacaa
Hablaha fiican ka doortee
Gayigee igu raacaa
Hablaha fiican ka doortee
Gayigee igu raacaa
Hindisaar waxaa tahay
Aan u huray naftaydee
Hadalada jacaylkaa
Hindisaar waxaa tahay
Aan u huray naftaydee
Hadalada jacaylkaa
Heesaha uu tiriyee
Haybinaayay
Haybinaayay baa tahee
Markii aan ku helaybaa
Amidiihii i daayee
Heesaha uu tiriyee
Haybinaayay
Haybinaayay baa tahee
Markii aan ku helaybaa
Amidiihii i daayee
Wey inoo hagaagtee
Rabi ha ina siiyo
Ubad hooda leh oo wacan
Wey idiin haagaagtee
Rabi ha idin siiyo
Ubad hooda leh oo wacan
Wey inoo hagaagtee
Rabi ha ina siiyo
Ubad hooda leh oo wacan
Wey idiin haagaagtee
Rabi ha idin siiyo
Ubad hooda leh oo wacan
Wey inoo hagaagtee
Rabi ha ina siiyo
Ubad hooda leh oo wacan
Wey idiin haagaagtee
Rabi ha idin siiyo
Ubad hooda leh oo wacan
Ubad hoodo leh oo wacan
Ubad hoodo leh oo wacan