raga doorkii
ka dugsanayayo
naftu daa'im
abid daynaynino

waxa doonaya
inan dadab galne
dhaqada rajada
ha daboolino

laab dooxantoo
dawadeedu tahay
dayro ha ka dhigin
dabna ha igu shidin
ee ila dadaal

dareenkaygiiba
duwo koo haraan
dadka kaa xushee
naftadan doc ka leh

dabasheed u marin
ee kuu ildaran
nafsad diir naxoo
dawadeeda garo
laab dooxantoo
dawadeedu tahay
dayro ha ka dhigin
dabna ha igu shidin
ee ila dadaal

Exit mobile version