VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Libin - Lyrics

Soo libin haleelkeed Laba daran mid dooro Lahashadu imay badin 2x Hilaacoo fogaatoo Hilaacoo fogaatoo Lumayee miyaan miyaan La i arimin karaayaa Lumayee miyaan miyaan La i arimin karaayaa 2x Laabtayday hogaamisoo Laabtayday hogaamisoo Ladi Waayay hurdada la,aantaa Xageebaad ladaneey jirtaa Ladi Waayay hurdada la,aantaa Xageebaad ladaneey jirtaa 2x Liskii caanihii lulay Subagiyo labeentii Kaligaa ma leefsanin 2x Leebleeb baa da,ayoo Leebleeb baa da,ayoo Liitaha miyaan miyaan Loog loogi jirin Liitaha miyaan miyaan Loog loogi jirin 2x Laabtayday hogaamisoo Laabtayday hogaamisoo Ladi Waayay hurdada la,aantaa Xageebaad ladaneey jirtaa Ladi Waayay hurdada la,aantaa Xageebaad ladaneey jirtaa 2x
Queue is empty
-- / --