VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma Dagana Warkaguye - Lyrics

Aniguba dankanahay janaadi ku gadhiyo daharka ku qariise ma dagaana warkaguye bal doc uun is kugu beydh wixi kugu daran sheeg ha laga daweyee Anba nabar damqadiyo ubaqeyda cashaqaa ka dareey wayadaan waxse aad ku deysaa mar hadu ku dageey adi ana kuba diyaarhee isla donashaa ilaah
Queue is empty
-- / --