Kuma dhaco qardoofuhu
qalooc laysku laayaa
oo is qabtaa aadmiga
ilkahayba qaarkood
carabka is qaniinaan
qaabiilba haabiil
siduu qaladka uGu dilay
wax ku qaata weeeyee
hadaan hadal qarsoodiya
ku quseeya kaligaa
qadaf cadho a kugu yidhi
adoo qaboow wax ii sheeg
qilaafaadka jacaylkaa
anba kula qoolnahay

Exit mobile version