VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sahwi - Lyrics

Qaarad kel sankeediyo Meel aan saaka gaadheyn Baad ku sugan tahay 2x Samihii dhexdeedana Saxar uu ku jirininee Niyad saafi oo ah Aan kaaga soo dagay 2x Sahwigiyo hilawgaa Sahansaday naftaydee Sahwigiyo hilawgaa Sahansaday naftaydee Indhahoo ku saartoo Si kale hada mooyee Sasabaa La diidee 2x Samadaa dusheene Sabeeyaan daruuruhu Barbaarta igu waajibay 2x Adiguna saluugiyo Sal fudaydba diidoo Iimaan suubanoo wacan ku sugayso qeyrkaa 2x Sahwigiyo hilawgaa Sahansaday naftaydee Sahwigiyo hilawgaa Sahansaday naftaydee Indhahoo ku saartoo Si kale hada mooyee Sasabaa La diidee 3x
Queue is empty
-- / --