VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wadanti Jaceylka - Lyrics

Waabyo mariid wadnaha kaa gaartayee waqtiga gale waajib waaye inaa u wadee wali iyo wadaad kaama wareejin karaanee Wadaanti jaceylkee iga soo wadooneey waqtigiisa galay kii weecihaayee Wacad beena ma roonee kuma wanaajiyee kii wali nuur wax ka sheegtay wiira wiiraay aheyd war janaat ma waraabtee waligeedee Wadaanti jaceylkee iga soo wadooneey waqtigiisa galay kii weecihaayee
Queue is empty
-- / --