VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waxaan Sidaa Jaceyl - Lyrics

Xoolahaba Xoolahaba Xoolahahba Sumaddaa lagu baadi soocaa Dad-na waydh suganiyo Sooro caafimaadaa Lagu kala sifeeyaa Adna geed Kuguma salaaminee Sababaa dir sanaayo [Dhaxtal) suldhabaale waa hadal Hadana waa si gooni ah Waxaan waxaan sidaa jacayl Aan kula sugaayee Kugu simay iga hoo .. Sirma ma seegto waligee Iyo waxaad saluugtaba Labda kasaaidayee Anna kaama sugayee ?? Quraxdii sulayqiyo Sabarkii ayuubee [Dhaxtal) suldhabaale waa hadal Hadana waa si gooniya ah Waxaan waxaan sidaa jacayl Aan kula sugaayee Kugu simay iga hooo
Queue is empty
-- / --