VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cibaaro aduun - Lyrics

barashadii horeysaye hebla aan ku kulanaa barta aad ku nooshahay anigoon kaa bogan' basku kula dhaqaaqee intay intay inatay inatay baaxad leegtahay london baalaheeda bari iyo galbeedkaba kaa baadhay baari baladkeenii hooyiyo show burcaa uguurtoo beryahaba ku noolayd bishi damo ku dhalataye bariidadii macaaneyd ee lasoo badheedhaa hilow aan ba ayniyo bohol yow igalisee inta inta inta biritin joogta inta inta inta biritin joogto ugu siditay bilanoo wali ani kama baran mid sidaadii lo bogay baladkeenii hooyiyoo show burcaad uguurtoo baryahanba ku noolayd baladkeenii hooyiyoo show burcaad uguurtoo baryahanba ku noolayd baladkeenii hooyiyoo show burcaad uguurtoo baryahanba ku noolayd
Queue is empty
-- / --