Heesta Guurkii runta ahaa - Lyrics
guurkii runta ahaa
waa lagu rafaadoo
reer nabadaa
dhaqan karoo
raaliyaakuu noqon kara
qaysa laga reeb
waxaa aniga
ila roon
ninkaad israbtane
fiidkaba israacdaan
roob iyo jaaas la tumaba
waktiga isla riixee
seerihiisii wada mushaaxdaan