Heesta hees 7 - Lyrics
masalguuray caashaqii
ani sidig ma igu yidhi
intuu samada ila tagay
saxarkaa fooraha
isa seegnay igu yidhi
kala seeg ma igu sabay
isa seegay ma qaloon
seexa layl haala ila sidin
masalguuray caashaqii
ani saxar ma igu helay
intuu soortii iga jaraay
sur cadaa ma igu xidhay
ma i daaray meegada
wax ka ceeliya mowloo
saaka ma igu weynyahay
wuxuu ladaa ma i riday