VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sanado badan - Lyrics

sanado badanbaan naftayda sasabayoon samir lahaa hadaad soo noqonba waydo qabwaynidu kaa sal tahay anigu saakaba jacaylka sidaasaan kaga hadhee sag saagu ha kula wacnaado sabano badanbaan hankayga kusooray macaan jacayle hadaad soo jeedsan waydo ana kaligay ma sidayee
Queue is empty
-- / --