VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Taws jacayl - Lyrics

sideyda miyuu tolow jaceyl kugu taagsadoo tiiraanyo iyo ciil kubadey sideyda miyey talow togdheer fari kula xushoo taageero aad ubaahan tahay sideyda miyaad talow intuu kugu helay tabcada dhibtiisa la tiiceysaa miyuu sanka kaa toshoo tabaalada caashaqiyo tuskiisii wali qabtaaa sideyda miyuu talow jaceylkugu taagsadoo taahiisiyo reen kudiley sideyda miyey talow tigaad dhabi kugu baxdoo bogaaga ku teedsan tahay sideyda miyaad talow intuu kugu helay tabcada dhibtiisii la tiicaysaa miyuu sanka kaa toshoo tabaalada caashaqiyo tuskiisii wali qabtaa
Queue is empty
-- / --