A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U V W X Y Z

Xor baan ka noqday Lyrics

markaan xidig yahow kali
adi kaa xushay ragoo
miyaad wacadkeenii xoortay
xiifaaltanka adaa abuuray
xanaqa dgexdeena keenay
xogteenana nacab uqeybshay
xanuunkaan igu beertay
xusuustuu igu beeray
xorba ka noqday cishqigan
soo xambaaray
anoo kuu ahaa xaruuri
xilkaagii markaad ilowday
anaa kuu jarey xidhiidhka
xumaanta adaa bilaabay
xaasidka dhexdeena keenay
xajiintana igu abuuray
xanuunkaad igu beertay
xusuustuu igu reebay
xorba kanoqday
cishqigan soo xambaaray

Queue is empty
-- / --