hadii aan hal abuuray
hoobayda caashaqa
hoogaantii da aysiyo
roobkii ku hoori lahaa baa
hilaacee ii hilaacee
ani dhankaaguu iiga hilaacee
hadii aan ku horkeenay
hilawgiisa caashaqa
inaad ii hir galisoo
ii hambalyayso
saw ma ahayn
hiloobee kuu hiloobee
habsamidaadan
kuugu hiloobee
inaad ii hirgalisoo
ii hanbalyayaso
saw ma ahayn
hiloobee kuu hiloobe
habsamidaadan
kuugu hiloobee

Exit mobile version