Heesta Intro - Lyrics
Yaa salaam yaa salaam
Bushaaro bushaaro
Dadweynow ku soo dhawaada
Albumkan cusub ee la magac
Baxay bila
Oo idiin soo saaray
Fanaanka da,da yar
Ee kayse xasan koofirow
Erayada wada cusub ee
Ku jira albumkan
Waxa dhamaantood wada
Sameeyay iyagiyo laxamadoodaba
Abwaanka shaacir maxamed c/laahi
Waxaana ka mida tii aan tabayee
Caashaq ii taabtaa tahay
Tiirkii aan ku taagsadee
Igu talaabay tiimkee
Tubta toosan tii igu taagtayee
Igu taagataa tahaye
Taladaydu waxay tahay toolmooneey
Aroos inaan kuu tumo toolmooneey
Taashna aan ku saaraa toolmooneey
Music :
Axmed saalax qaasim mahdi
Soo saaristii :
Studio axmed saalax
Codka :
Keyse xasan koofiroow