VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lul - Lyrics

Luuqadiisa jaceel Layma soo barinee Anoo ku hadlaaya Lee soo arkayee X2 Leebaas leeyahoo Oo laabta mudaaye Laxowgiisa laylkii Aa lalasoo kacaa X2 Luulaa tahay ha iga Lexaninee lixdayda Lixad aday kuu lilaahi Tahee x2 Ilig lee lulahee nino Lurna laheenee Manay lakabowdo Waa la iska soo Siibaa x2 Luuqay gashayaa Damaana laheen Ma laasimi maayo Waa laayacantee x2 Luulaa tahay ha iga Lexaninee lixdayda Lixad aday kuu lilaahi Tahee x2
Queue is empty
-- / --