VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Najmo - Lyrics

naftaydaa kujeceloo kugu nagaadey niyadeyde nooli kulantoo naawilaysa naruuruu nacfiga noloshiyo aan wadaagno nuxurkeedee nasiibkay ma noqotaa najmo adaan kujecelohoo igama naaquso nuurkagee nasteexiyo nabad aan ku noolaanee nasriga eebiyo aan wadaagno nimcadiisii nasiibkay ma noqotaa
Queue is empty
-- / --