sandaan sabuuli
sisinaan abuuree
roob soo da aayee
waan soo socdaa
saantaada soo qaad
sadrigaa soo saar
saanaan rabaa
aniga saanlee rabaa
adna saan dheh
hadana saan dhe
waryaa saan dhe
siimbaar ka sokad
si xunay yeeleen
ee kusuubihaayee
waan soosocdaa
saantaada soo qaad
sidrigaa soo saar
saan lee rabaa
aniga saan lee rabaa
hadana saan dhe
waryaa saan dhe

Exit mobile version