jaceyl kululoo ka yaabnaa
kal iyo laab iigu aasnaa
adaa kala soo baxoo
korkeegayee ee
kartina kali kuma filnadene
adaa kabayoo karaayee
kalsoonina igu abuuree
ka hari maayee ka hari maayee
ileen kalgacaylku waa
kii aan kow iri kii aaan kow iri
kahelayoo waxaan kasii helay
kaftankiyo sheekadaadee
kalmadaan kaa koobiyaayaa
ku laabkacayaa
naftaan kalgacayl heleeloo
adigaan kaligaa ku raacee
kormeer way ku kaashataaye
ka hari maayee ka hari maayee
ileen kalgacaylkagu waa
kii aan kow idhi kii aan kow idhi

Exit mobile version