VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tilmoney - Lyrics

tii aan tabayoo caashaqii ikaabtaa tahayee tiirkii aan kutalaabsadoo ugu talaabo tiinkeee tubta toosan tii igu taagtayoo igu talaalan baad tahayee taladaydu waxay tahay tilmoney aroos kuu tumuu tilmoney taashna kuu saaro tolmoney tixdii aan tiriyoo afku tuu amaanaa tahayee tii aan xushaa tahoo la intahaniyee togogiyo waxaan tacab soo maroo tii aan utanaadaa tahayee tiirkii aan kutaagsada oo ugu talaabo tiinkee togogiyo waxaan tacab soo maroo tii aan kutanaadaa tahayee taladaydu waxay tahay tolmoney Aroos kuu tumoo tolmoney taashna kuu saaro tolmoney
Queue is empty
-- / --