VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aduun - Lyrics

aduun hawl lagam waayo huduqiyo wax naftaad hooyo habeen daraniyo badroonba inta is hareer ordaaye markaan isku kaa haleeye ayaad dhibta ii horseeday kadayda inaad jartaana miyay kula howl yaraatay aduun hami lagama waaye wax kuu hor hibashodood hawl iyo ruuxay heshaaba intaa ifka ku hirdamaaye markaan isku kaa haleeyay miyaad dhibta ii horseeday kadayda inaad jartaana miyay kula howl yaraatay aduun hiif lagama waayo ohiyo taliyo maalin hoosto hawl iyo ruuxay heshaana kashii nadis hayniyaaye markaan isku kaa haleeyay miyaad dhibta ii horseeday kadayda inaad jartaana miyay kula howl yaraatay
Queue is empty
-- / --