VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Amar alle - Lyrics

Onkod iyo ufiyo roob Baad iyo maniyo ubaxeey Ilqaba sagal arooryaadeey Dhuuntiyo biyaha la anfaacsadaay Saageedu wacaneey Lagu wada amaanaay Iimaanka deeqaay Mar allee waad ii iftiintaa Mar allee uurkaad ku taalaa Idam ilaah aqal nagiyo Ubad khayr Idam ilaah waan aayi doona Anshixiyo asluub dumar Ilwaad qurux le iyo muuqeey Haydiga suleekhaadeey Tii loo eryee ifka joogtayeey Aragiyo maqalkuna Way kugu arwaaxaan Iimaanka deeqaay
Queue is empty
-- / --