Heesta Ashqaraar - Lyrics
sidii ubax geed
ka baxay oogada
dhirtii udugoo
indhaha halacsaday
eegmada ka dhergn
ayaan ashqaraar
tabteeda hayaa
ilmada daadsha
kalgacal aragtida
inuu jecliyaa
inaan ku hantoo
afkyga baro
u yeedh ka ligeed
naftaa anaa amro
idhaahda la joog
ifkay nasashadu
ayaamo tahe
inagoo kala diman
kuwii aqal gala
alaha jecliya
aduunyada guud
akhirna inaga dhiga
janada ehel dhaba
labada isla sida
cishqina ka idlaa
jacayl midha dhala
idiin ku jirnaa
aktayda nasaba ka tahay
ilays baxaya ka tahay
udgoon canbarba ka tahay
waxaan islaha ahaatay
axyaa dhabaq muud
macaan ubax dhalay
intay ka heshay
arwaaxdu jeclyad
midii la agdhigee
ayaa ka nasiib
qodkii la arko uun
afkii xaasidii
amaan ma kare
anaa anshax qiray
inaad kow tahay
ayniga hablaha inta dhertaay
oo aa nasab tahay
somaali abkeed
ifkay nasashadu
ayaamo tahe
inagoo kala diman
kuwii aqal gala
alaha jecliya
aduunyada guud
akhirna inaga dhiga
janada ehel dhaba
labada isla sida
cishqina ka idlaa
jacayl midha dhala
idiin ku jirnaa