VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Astaanta quruxda - Lyrics

ubaxa laacay udgoonida asluub haweenay aaminida astaanta quruxday ishaarlida sagal ororyad u eekida xamasha eged ka oodnida il xumaaned ka oodnida urkiyo laabta ku ognida axdigeena u ajiib ogaa inan ku jeclahay ogsonida ugub la saantay ogoonida ilayska duniday adeecnida iftiinka baxayay ayaanida aayaha aragay astaysnida akhlaaq wanaagay asturnida ehelkii noloshay abuurliday urkiyo laabta ku ognida axdigeena u ajiib nogaa inan ku jeclahay ogsonida
Queue is empty
-- / --