VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caadi dhaaf - Lyrics

dhab iyo riyo waa midkee dhaayuhu ruuxay arkaan dhulkana may joogtay quruxda waan dhaygagee yaabayee qoorteeda dheer cududa dhudhunkiyo faraha dhismaha qaabkeeda wacan dhamaystiranaa yartani waxani waa caadi dhaaf dhabada markay soo martay dhamaan dadku wada dhugtaan intay daawashada dhacaan in badan dakhar dhaawacmaan haday dheediyo cuntiyo dhadhamo soor noqon lahay ilkaha waan ka dhawri laa dhuuntaan qunyar marin lahaa cajiib dhabanada shushuban qotanka qorqornaanta dhilan qaabkiyo bal dhaqdhaqaaqa day quruxda waa loo dhaashaye
Queue is empty
-- / --