VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dayaxaa loo guuraa - Lyrics

kadayrin maayo dookhey diidayoo cidkale adi ku doonayee wakhtigaa dag dagayoo dambi maaha jaceylkuye ha dulmarin sheekada bAL ku daadag hoosoo ma dadaal yareyne maxaa dabarka kugu xidhay masamir darneyne qalbigii damqanayaa qiirada ma diidoo saban kii ladagi jirey dunidai majogtee dayaxaa loo guuraya daboolkaba ka qaadoo bal soo tuur aan dareemo xiisaha iyo halka aniga iidaran nafkuu daalan adigoo daweyn kara miyaaa wakhtiga lagu daahiyaa
Queue is empty
-- / --