VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhowrsanee - Lyrics

hankeeda naftaan dhisee dhiiriyeen dhaqaaq joogsadeen naflaha ka dhawaystayee ha dhicin dheelida dhirba tacliin u dhigoo la tali dhigeed dhaafidaan is faray dharaar qudha maan is odhan waxay la dhiban qadhaadh hadaba dhawrsanee walaal hadaan kugu waday dhibiyo hadaan dheef kula jeclaa dhabtii kaa go'aye farax naftaan u abaal dhigee gal oo kaalay aan dhahee wanaaga dhansiiyayee ka jir xumaanta oo ka dhawr u dhabiiloo dhintee qayrkeed dhaafidaan is faray hoheey maandhay dhakhsay dhankee uga tidhi sabiil
Queue is empty
-- / --