VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadaf - Lyrics

inta aan hiigsanayee hadafkayga durugsan adi haybso leeyahay inta aan hardamaaye halku meesha ii daro naftu haliso mudate ha galin is leyahay dawaa haadka duula hawadiyo daruurtiyo halka uu soconayaa fogaan ilinka dayaxiyo hirka aniga muuqdee nafta hadhee is leeyahay nin holaday bartuu rabo hagardaamo gaadhiyo inyar kuma hanjabi karo hawsha aniga la ii diray waa dadaalka hiigsiga halkaan rabi ku tagi karo anaayana rabaa iska leh guusha aan ku heli karo
Queue is empty
-- / --