VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaarkaa la yaabee - Lyrics

waa lay jirabayoo kii an jeclaabaa lana kala jacuuroo joogii maqanahaaye uma jeedsanoo ma jeedaaliyee ha ajabine aboowoo xageebuu jiraaa mee jaalahaygii inan yahay jaceylkani kaligaa ma joogee isba jalaal adkaysigi jaarkaa la yaabee hadii uuku jiro calaf goor ay ahaataba la jalbeeban maantee meel dheer majiroo jaalaha walaal jiidhkii idhalaybaa jilbaha iga xidhayoo jaranjarada aqalkiyo jiridaba ma gaadhee iga keen jawaab kii aan jeclaaa ha jabine aboowoow xagee buu jiraaa mee jaalahaygii labada is jeelee kalgacaylku ujiiitaa buuraha isla jiidhoo oodana jiabaxeee qalabigaagu yuu bin dhakhsuu kuula jooga la jalbeeban maantee jaalaha walaaal
Queue is empty
-- / --