VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jeedaal - Lyrics

waxaad jeceshahay dhamaan waa naftayday wax ku jecelna diidayee ma ogtahay janada udug ma jiro uur soo maray sahalna lama dhex joogtee hadaad jamato dheedadaa oonad hayn wax kujaraa jabina mayso gacantuye haku daalin jeedaal haku daalin jeedaal indha sooma jeedaan qalbi kaa janjeedhaa lugtaa jeeri dhaaftaa naftay daay haa haa wayjabtaaye ma ogtahay wabi soo jirfadey iyo bada joogle ma ogtahy cago lama dhexjoojee hadaad jamato cadowga iyo ruuc ku jiidh neceb hadhka kuuma jiidee hadaad jamato cadowgaa iyo ruux ku jiidh neceb hadhka kuuma jiidee haku daalin jeedaal haku daalin jeedaal indho sooma jiidaan qalbi kaa janjeedha
Queue is empty
-- / --