VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ka hadhay maanta - Lyrics

hadaan hagar li i jaceylkana hareertaydii adkeeyay howraartiyo erayo suuban hadaan kula hor joogey hankii kugu dhaadanaayey hadaad u horseeday dhiilo hortooda biyaan arkaayoo walee ruun baa dambeysa hadaan kugu hadal badnaadey hadaan kugu dabo haraadey kaa hadhey maantaba warkaaga hadaan hanashada naftaada nafteyda uhuroo ku doonay heedeeduumbaan dhamaane hog dheerbaad ii qodaysay heeryadaa cashaqu isaaray ee aan hibashada la taahay hadaad heersare ku aadhey hiilkii nabsigaa dambeeya hadaan kugu hadal badnaadey hadaan kugu dabo haraadey kaa hadhay maantaba warkaaga
Queue is empty
-- / --