VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ku qaday quruxdaad lahayd - Lyrics

hadhoo qalbigii i daa dhe haduu i jeclaa ha i tabin dhe hankii kugu jiray ka guur dhe hayaankaygoo ka daa dhe waxaad haysaa badnayn dhe hamiga kugu jiraa yaraa dhe hankaad ka raqiis ahayd dhe hedaada ayaa qab wayn dhe kibirka waa lagu haftaa dhe hantaaq weeyee ku naax dhe dhex joog halasaha ku joog dhe oho ka dhe ha soo jeedsan hore u hoysoo ha igu rafan kuma rabe hadalka dayso ha hilmaamin waxaad samaysay hana i moodin kaad taqaanay humaagaag qurxoon dhe hadan eberbaad ahayd dhe hadaad meel igaga tiil dhe ku qaday quruxdaad lahayd dhe isuma kaa halayn karee dhe hubsoo hadalkayga dhaaf dhe ha soo noqon soco i daa dhe hortayda iska eeg dhaqaaq dhe
Queue is empty
-- / --